xikmada manata


 Haddii ukunta banaanka laga jebiyo, nolosheedi waa dhamaataa. Haddii gudaha laga jebiyo noloshi waa u bilaabataa oo digaagad yar baa dhalata. Noloshaada & wax kastoo sareeya waxay ka bilowdaan gudaha, marnaba ha sugin wax banaanka kaaga yimaada in ay ku bedelaan ama farxad kuu keenaan. 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post